Ibnu Khalduum Faylasufki Taarikh Habraac U-Sameyay



ibnu khalduum
Assalaamu Alaykum: Abuu Zeyd Abdu-Rahmaan Ibnu Mohamed Ibnu Khalduum Waxa Oo Ku Dhashay Deeganka Tuunis Sanadkii 732hijrika Oo Ku Aadan 1332miladika Asal Ahanti Waxa Oo Kasoo Qoys Yamaniyin Ah Oo Uhaajiray Deeganka Ishbiliya Ee Andalus Halkaas Magic Iyo Mansab Badan Kulahaa Marki Danbe Dib Ugu Soo Labtay Magalada Sabta Kadib Tuunis Waxana Oo Ka Dhashay Qabiilka Banii Waa’il Oo Waxa Oo Ka Tafiir Qabay Raga Ku Sheegan Taarikhda Carbeed Ee Ziir Saalim Al-Muhalhil Iyo Kuleyb Ibnu Rabiica Oo Ahaa Sida Ay Xusaan Ninkii Carab Ugu Geesisanaa Ee Soo Mara Ibnu Khalduum Wax Oo Xifdiyay Qur’aan Ka Waxa Oo Bartay 7 Qiraa’o Ee Loo Aqriyo Qur’aan Ka Kariimka Tafsiirka Iyo Aqoonta Xadiiska Aqoon Duruksan Ulahaa Waxo Ayagana Si Buuxa Ubartay Naxwaha Iyo Fiqika Intooda Ugu Bandanna Aabihi Ayaa Baray Ama Udhigay Marki Uu 18 Sano Jirahaana Degaankaas Oo Ku Nolana Ee Tuunis Waxa Lagu Tilmami Jiray Dadka Aqoonta Loogu Laabto

XABSIGIISA

Waxa Oo Iyagana Daraaseyn Jiray Aragtiyihii Faylasufyada Muddo Ka Dib Waa Oo Ka Tagay Tuunis Asaga Oo Kamid Ahaa Dad Badan Oo Ka Cararay Cudur Saf Mar Ahaa Oo Ka Dilacay Tuunis Waxa Ku Doo Dhaweeyay Magalada Faaz Ee Dalka Maroko(Morocco) Suldaankii Abuu Cinaan Al-Mariini Sanadki 755 Hijrika Wuuna Soo Dhaweeystay Suldaankasi Kadibna Kuwii Aaga Suldaanka Ugu Soo Horeeyay Ee Aqoontisa Lagaga Hormariyay Ayaa Xasday Oo Kadaba Shaqeeyay Waxana Ay Usameyen Tuhumo Ah Inuu Suldaanka Doonayey Inuu Shirqoolo Kadibna Wuu Xiray Suldaanki Waxa Oo Xirnaa Illa Dhimashada Suldaanka Oo Aheed 759hijrika Wazirkii Suldanka Aya Sii Dayay Oo Xoga Hanti Ah Siiyay Waqtika Oo Xirnaa Darted.



Musibadii Ehelkisa

Waxa Oo Sanadkii 764hijrika Ku Laabtay Dhanka Qarnaada Suldaankina Waa Oo Soo Dhaweyay Oo Khasrikisa Qolol Ka Ugu Mudnaa Uguna Sareeyay Ayuu Dajiyay Labo(2) Sano Kabacdi Waxa Oo Usafray Dhanka Kastal  Ama Khashtala Siimana Jogin Ee Waa Oo Kasoolabtay Hadana Waxana Oo U-Hayamay Dhanka Tuunis 780kii Hijrika Suldaanki Ka Talinayey Wuu So Dhaweystay Balse Halkaasna Kadaba Shaqeyn Iyo Xasadnimo Ayuu La Kulmay Markasu Dhanka Masar U Hayamay Oo Jamacada Azhar Dagay Sanadki 768kiina Waxa Loo Dhiibay Karsoorka Markasu Mar Qura Noqday Aqoonyahan, Karsoore, Bare, Taarikhyahan, Faylasoof, Iyo Abwaan Markase Dadka La Dhacsan Iyo Kuwa Ku Kacsan Bateen Waxa Oo U Baaqay Ehelkisa Oo Ku Nolaa Tuunis Inay Ugu Imaadan Magalada Qahira Balse Qadar Alle Intee Jidka Kuso Jireen Ayey Badda Ku Maashodeen Murugo Badanna Waa Uu Dareemay Karsoor Inimadane Waa Oo Is Kacasilay Wax Dhigistina Waa Uu Joojiyay Muddo Saddex Sanodood Ahna Xaladdas Ayu Ku Jiray Ka Dib Intu Soo Xajiyay Ayuu Howlihisa Dib Ugu Soo Labtay Waxana U Fadhiistay Allifada Buukisa Caanka Ah 798ayuna Dhamestiray Ka Dib Marki Uu Ku Qaatay 15sano Oo Qorayay.

ibnu khalduumFaylasuf Nimadisa Iyo Cilmigisa

Waxa Oo Ahaa Aqoonyahanka Waayihi Saas Cilmiga Loo Dabafadhiisto Waxano Wax Ka Dhigay Jaamacaddi Aduunka Ugu Horeesay Ee Qarawiyinta Eek U Taalay Magalada Faaz Ee Dalka Maroko(Norocco) Sido Kale Waxo Wax Ka Dhigay Jaamacada Azhar Ee Magalada Qaahira Dalka Masar, Muddo 25 Sanadood Ee Uu Joogay Masar Dhowr Jeer Ayuu Qabtay Jakada Karsoraha Sababto Ah Waxo Ahaa Wayihisa Dadka Ugu Mudan Ee Faraha Lagu Tilmamo Ee Musliminta Ah Ee Aqoonta Iyo Falsafada Ku Sheegan Waxana Oo Jiilasha Ka Danmbeeyey Ugu Takay Buugag Dhaxalkal Ah Oo Aqoonta Taarikhda Ku Soo Arooriyay Waxana Oo Aad U-Daraaseyay Cilmiga Bulshada Ee Dhisanka Umadaha Iyo Dumistoda, Ibnu Khalduum Waxa Oo Falsafadisaas Umadaha Dhisitankoda Iyo Dumitankoda Ku Cabirayo Ku Soo Qaatay Fikrad Ah Dhibaatada Soomalida Haysata In Umadaha Xamasaddu Ku Badantahay Ama Xamasad Qabiled Ama Kooxedba Aanay Dhaceen In Ay Dowlad Dhisan Sameestan Oo Qayrkood Hiigsadan, In Kasta Oo Noolaa Xili Faylasoofyada  Ay Bulshadu Nacebtahay Oo Aqoonta Falsafada Ay Sas Ka Qabaan Hadana Waxa Oo Heystay Falsafadiisa Oo Badanka Wax Ka Qorijiray Balse Sida Ay Faylasoofyada Badankood Sameeyan Wax-Yaaabah Kafakarka Xeesha Dheer Ubaahan Ee Dareemayashena Awoododa Kabaxsan Kuma Oosaleyn Falsafadisa Ee Waxa Oo Xooga Saaray Dhanka Soo Yalka Jiritaanka Iyo Ilbaxnimoyinka Aadamaha Aadna Waxa Oo Kasoherjeday Sixirka Xirsixidhada La Sameeyo Xiddigista Iyo Waxyabaha La Halmala.

 Falsafadaas Waxyaabah Dabecada Ay Nunaqaano Ka Baxsan Ka Faalootana, Dadka Uma Uu Diidin Inay Baaran Balse Waxa Oo Aad Ugu Adkeeyay Qofka Doonaya Inuu Barto Falsafadaasi Inuu Marka Hore Aqoon Aad U Xeeldher Ulahaado Diinta Iyo Shareecada Haddi Kale Uu Asga Lumayo Dadkana Oo Luminayo ,Isagana Waxa Oo Aad Iskuhowli Jiray In Uu Iswaafajiyo Hormarka Maadiga Ah Iyo Hormarka Ruuxiga Ah Ee Nolasha Muddo Kadib Waxa Oo Guuray Dhanka Andalus Oo Ahaa Dhulkii Ay Awoowayashis Kasoo Hayamen Waxana Oo Utagay Suldaanki Udanbeyay Ee Kharnaada Kadibna Sida U Caadadi Aheed Aqoon Yahanada  Waa Lakadaba Shaqeeyay Oo Qolyo Ayaa Asaga Iyo Suldaanka Isku Dir Ku Bilaben, Markasu Dib Ugu Soo Labtay Africadisa Qalcad Ku Taala Al-Jasaair Ayuuna Dagay Halkaas Ayuuna Ku Qoray Buukisa Ugu Caansan Ee Taarikh Ibnu Khalduum.



Ibnu Khalduum Waxa Ay Ku Xuseen Imbadan Oo Kamid Ah Faylasufyada Ree Galbeedku Inuu Yahay Aqoonyahkii Ugu Horeeyay Ee Cilmiga Taarikhda U Dajiyay Manhaj Iyo Jid Uu Raaco Weena Ku Sharfaan Qodobkaas Buugisa Muqadimatu Ibnu Khalduum Waxa Aad U Qadariya Aqoonyahanada Ree Galbeedka Inka Badan Inta Ay Qadariyeen Aqoonyahanada Islaamka Ah Iyaga Ayaana Aad Uga Faa’iday Oo Kawaxtaran Saday Xogohii Oo Xambaarsana Waxaba La Isku Raacay Faylasofkas Muslimka Ahi Inuu Ahaa Ninki Salka U Dhigay Ee Dajiyay Aqoonta Loo Layaqana Cilmiga Bulshada (Sociality) Ama Cilmul Ijtimaac, Aqoonyahanki Ree Talyani Ee Nikolaay Mikyaafiilli Ee Qoray Buuga Amiirka Ee Uu Tarjumay Jacfar Suldaan Yusuf  Ee Turjumadisa Af-Somaliga La Yiraahdo Wabar Ibnu Khalduum Ayuu Mikyaafiilli Kaso Xigtay Habka Daraasenta Iyo Cilbaadhisaha Daaran Cilmika Bulshada Waxana Oo Raacay Falsafada Oo Dajiyay Ibnu Khalduum Ee Ah Si Aad Umad U Fahanto Tharikhdeda, Waaqica Ay Ku Nooshahay Iyo Arimaha La Xirira Waa Inaa Darasesa Hab Dhaqankeda Sooyalki Hore U Soo Maray Iyo Waxyabaha Dhacdoyinki Ay Soo Mareen Qofki Aqriya Bugasi Waxa Oo Ka Dhehanaya In Mikiyafiilli Falsafadas Racayo Oo Intuu Dhacdoyinka  Iyo Taarikhaha Soo Aruriyo Uu Falsafad Kaso Dhaxsarayo,

ibnu khalduum
 Waxa Oo Kadhahay Umadaha

Waxa Kalo Ibnu Khalduum Oo Aad Can Ugu Ahaa Falsafadisa Kawaramesa Mujtamaca Guudahan Waxana Oo U Qeebiyay Saddex Qeybood Umadaha Oo Dhan Waa Qeeb Rebadiyo Ree Guraa Ah, Qeeb Duulanka Iyo Dagaalada Ku Nuul, Iyo Qeyb Ree Magal Ah Oo Dagan Oona Ilbaxnimo Is Bida Umad Kastana Waxa Ay Kaso Tafirantay Qabiilo Baadiyaha Dagan Oo Ree Guura Ah Kadibna Markii Ay Kortay Waxa Ay Noqotay Mid Ku Nuul Dhac Iyo Boob,Duulan Waxana Ay Ku Duushay Umad Ka Taag Daran Ayada Oo Intee Magaloyin Dageen Ree Magal Noqday Oo Dhaldhalaka Is Ka Eekanaya, Kadib Ayey Umadas Dulanka Aheyd Magaladas Dagesa Oo Ree Magalnimadas Bilabesa Aqoon Yelenasa Diiwano Iyo Buugag Qoroysa Xeerar Iyo Qawanin Dajisanesa Dhanka Dhaldhalalka Iyo Dhabad Jaceelka Iyo Jilicsananta U Janjeer Saneysa Sidaas Ayna Ku Ilawesaa Dagaalki Iyo Halganki Iyo Wax Is Kacelintiiba Markasii Dacifesa Oo Noqonesaa Umad La Tuun Jilecsado Sidaas Ayey Iyadana Ugu Soo Dulayan Qabiilo Kale Oo Ree Badiyo Ah Oo Ay U Qabsanayan Adunkana Sunnahas Is Kadaba Wareega Ayuu Raacaya Meelkasta Oo Ay Dadku Kaka Noolyihinba .

Waxa Oo Ku Dhintay Ibnu Khalduum Dalka Masar Sanadkii 808dii Hijriga Oo Ku Aadan 1406dii Miladiga .

 Dhamaad

 waxan rajena inaa wax ka faa'iday sheekada faylasufkan iyo aqoonyahan kan.

sii daalaco xogahaan adoo ku Jinayo 

waa maxay guul sidee loo noqda qof guuleystay 

waa maxay caqlika soo jeeda

sidee dadka loo maamula ayako dareemin

soomaliya sidee ahee 1943-1954

إرسال تعليق

Post a Comment (0)

أحدث أقدم