XABSIGIISA
Waxa Oo
Iyagana Daraaseyn Jiray Aragtiyihii Faylasufyada Muddo Ka Dib Waa Oo Ka Tagay
Tuunis Asaga Oo Kamid Ahaa Dad Badan Oo Ka Cararay Cudur Saf Mar Ahaa Oo Ka
Dilacay Tuunis Waxa Ku Doo Dhaweeyay Magalada Faaz Ee Dalka Maroko(Morocco) Suldaankii
Abuu Cinaan Al-Mariini Sanadki 755 Hijrika Wuuna Soo Dhaweeystay
Suldaankasi Kadibna Kuwii Aaga Suldaanka Ugu Soo Horeeyay Ee Aqoontisa Lagaga
Hormariyay Ayaa Xasday Oo Kadaba Shaqeeyay Waxana Ay Usameyen Tuhumo Ah Inuu
Suldaanka Doonayey Inuu Shirqoolo Kadibna Wuu Xiray Suldaanki Waxa Oo Xirnaa
Illa Dhimashada Suldaanka Oo Aheed 759hijrika Wazirkii Suldanka Aya Sii
Dayay Oo Xoga Hanti Ah Siiyay Waqtika Oo Xirnaa Darted.
Musibadii Ehelkisa
Waxa Oo
Sanadkii 764hijrika Ku Laabtay Dhanka Qarnaada
Suldaankina Waa Oo Soo Dhaweyay Oo Khasrikisa Qolol Ka Ugu Mudnaa Uguna
Sareeyay Ayuu Dajiyay Labo(2) Sano Kabacdi Waxa Oo Usafray Dhanka
Kastal Ama Khashtala Siimana Jogin Ee
Waa Oo Kasoolabtay Hadana Waxana Oo U-Hayamay Dhanka Tuunis 780kii Hijrika Suldaanki Ka Talinayey Wuu So Dhaweystay Balse
Halkaasna Kadaba Shaqeyn Iyo Xasadnimo Ayuu La Kulmay Markasu Dhanka Masar U
Hayamay Oo Jamacada Azhar Dagay Sanadki 768kiina Waxa
Loo Dhiibay Karsoorka Markasu Mar Qura Noqday Aqoonyahan,
Karsoore, Bare, Taarikhyahan, Faylasoof,
Iyo Abwaan Markase Dadka La Dhacsan Iyo Kuwa Ku Kacsan Bateen Waxa Oo U Baaqay
Ehelkisa Oo Ku Nolaa Tuunis Inay Ugu Imaadan Magalada Qahira Balse Qadar Alle
Intee Jidka Kuso Jireen Ayey Badda Ku Maashodeen Murugo Badanna Waa Uu Dareemay
Karsoor Inimadane Waa Oo Is Kacasilay Wax Dhigistina Waa Uu Joojiyay Muddo
Saddex Sanodood Ahna Xaladdas Ayu Ku Jiray Ka Dib Intu Soo Xajiyay Ayuu
Howlihisa Dib Ugu Soo Labtay Waxana U Fadhiistay Allifada Buukisa Caanka Ah 798ayuna Dhamestiray Ka Dib Marki Uu Ku Qaatay 15sano Oo Qorayay.
Faylasuf
Nimadisa Iyo Cilmigisa
Waxa Oo Ahaa
Aqoonyahanka Waayihi Saas Cilmiga Loo Dabafadhiisto Waxano Wax Ka Dhigay
Jaamacaddi Aduunka Ugu Horeesay Ee Qarawiyinta Eek U Taalay Magalada Faaz Ee Dalka
Maroko(Norocco) Sido Kale Waxo Wax Ka Dhigay Jaamacada Azhar Ee
Magalada Qaahira Dalka Masar, Muddo 25 Sanadood Ee Uu Joogay Masar Dhowr
Jeer Ayuu Qabtay Jakada Karsoraha Sababto Ah Waxo Ahaa Wayihisa Dadka Ugu Mudan
Ee Faraha Lagu Tilmamo Ee Musliminta Ah Ee Aqoonta Iyo Falsafada Ku Sheegan
Waxana Oo Jiilasha Ka Danmbeeyey Ugu Takay Buugag Dhaxalkal Ah Oo Aqoonta
Taarikhda Ku Soo Arooriyay Waxana Oo Aad U-Daraaseyay Cilmiga Bulshada Ee
Dhisanka Umadaha Iyo Dumistoda, Ibnu Khalduum Waxa Oo Falsafadisaas Umadaha
Dhisitankoda Iyo Dumitankoda Ku Cabirayo Ku Soo Qaatay Fikrad Ah Dhibaatada
Soomalida Haysata In Umadaha Xamasaddu Ku Badantahay Ama Xamasad Qabiled Ama
Kooxedba Aanay Dhaceen In Ay Dowlad Dhisan Sameestan Oo Qayrkood Hiigsadan, In
Kasta Oo Noolaa Xili Faylasoofyada Ay
Bulshadu Nacebtahay Oo Aqoonta Falsafada Ay Sas Ka Qabaan Hadana Waxa Oo
Heystay Falsafadiisa Oo Badanka Wax Ka Qorijiray Balse Sida Ay Faylasoofyada
Badankood Sameeyan Wax-Yaaabah Kafakarka Xeesha Dheer Ubaahan Ee Dareemayashena
Awoododa Kabaxsan Kuma Oosaleyn Falsafadisa Ee Waxa Oo Xooga Saaray Dhanka Soo
Yalka Jiritaanka Iyo Ilbaxnimoyinka Aadamaha Aadna Waxa Oo Kasoherjeday Sixirka
Xirsixidhada La Sameeyo Xiddigista Iyo Waxyabaha La Halmala.
Falsafadaas Waxyaabah Dabecada Ay Nunaqaano Ka Baxsan Ka Faalootana, Dadka Uma Uu Diidin Inay Baaran Balse Waxa Oo Aad Ugu Adkeeyay Qofka Doonaya Inuu Barto Falsafadaasi Inuu Marka Hore Aqoon Aad U Xeeldher Ulahaado Diinta Iyo Shareecada Haddi Kale Uu Asga Lumayo Dadkana Oo Luminayo ,Isagana Waxa Oo Aad Iskuhowli Jiray In Uu Iswaafajiyo Hormarka Maadiga Ah Iyo Hormarka Ruuxiga Ah Ee Nolasha Muddo Kadib Waxa Oo Guuray Dhanka Andalus Oo Ahaa Dhulkii Ay Awoowayashis Kasoo Hayamen Waxana Oo Utagay Suldaanki Udanbeyay Ee Kharnaada Kadibna Sida U Caadadi Aheed Aqoon Yahanada Waa Lakadaba Shaqeeyay Oo Qolyo Ayaa Asaga Iyo Suldaanka Isku Dir Ku Bilaben, Markasu Dib Ugu Soo Labtay Africadisa Qalcad Ku Taala Al-Jasaair Ayuuna Dagay Halkaas Ayuuna Ku Qoray Buukisa Ugu Caansan Ee Taarikh Ibnu Khalduum.
Ibnu Khalduum
Waxa Ay Ku Xuseen Imbadan Oo Kamid Ah Faylasufyada Ree Galbeedku Inuu Yahay
Aqoonyahkii Ugu Horeeyay Ee Cilmiga Taarikhda U Dajiyay Manhaj Iyo Jid Uu Raaco
Weena Ku Sharfaan Qodobkaas Buugisa Muqadimatu Ibnu Khalduum Waxa Aad U Qadariya Aqoonyahanada Ree
Galbeedka Inka Badan Inta Ay Qadariyeen
Aqoonyahanada Islaamka Ah Iyaga Ayaana Aad Uga Faa’iday Oo Kawaxtaran Saday
Xogohii Oo Xambaarsana Waxaba La Isku Raacay Faylasofkas Muslimka Ahi Inuu Ahaa
Ninki Salka U Dhigay Ee Dajiyay Aqoonta Loo Layaqana Cilmiga Bulshada (Sociality) Ama
Cilmul Ijtimaac, Aqoonyahanki Ree Talyani Ee Nikolaay Mikyaafiilli Ee Qoray Buuga Amiirka Ee Uu
Tarjumay Jacfar Suldaan Yusuf
Ee
Turjumadisa Af-Somaliga La Yiraahdo Wabar Ibnu Khalduum Ayuu Mikyaafiilli Kaso
Xigtay Habka Daraasenta Iyo Cilbaadhisaha Daaran Cilmika Bulshada Waxana Oo
Raacay Falsafada Oo Dajiyay Ibnu Khalduum Ee Ah Si Aad Umad U Fahanto
Tharikhdeda, Waaqica Ay Ku Nooshahay Iyo Arimaha La Xirira Waa Inaa Darasesa
Hab Dhaqankeda Sooyalki Hore U Soo Maray Iyo Waxyabaha Dhacdoyinki Ay Soo
Mareen Qofki Aqriya Bugasi Waxa Oo Ka Dhehanaya In Mikiyafiilli Falsafadas
Racayo Oo Intuu Dhacdoyinka Iyo
Taarikhaha Soo Aruriyo Uu Falsafad Kaso Dhaxsarayo,
Waxa Kalo
Ibnu Khalduum Oo Aad Can Ugu Ahaa Falsafadisa Kawaramesa Mujtamaca Guudahan
Waxana Oo U Qeebiyay Saddex Qeybood Umadaha Oo Dhan Waa Qeeb Rebadiyo Ree Guraa
Ah, Qeeb Duulanka Iyo Dagaalada Ku Nuul, Iyo Qeyb Ree Magal Ah Oo Dagan Oona
Ilbaxnimo Is Bida Umad Kastana Waxa Ay Kaso Tafirantay Qabiilo Baadiyaha Dagan
Oo Ree Guura Ah Kadibna Markii Ay Kortay Waxa Ay Noqotay Mid Ku Nuul Dhac Iyo
Boob,Duulan Waxana Ay Ku Duushay Umad Ka Taag Daran Ayada Oo Intee Magaloyin
Dageen Ree Magal Noqday Oo Dhaldhalaka Is Ka Eekanaya, Kadib Ayey Umadas Dulanka
Aheyd Magaladas Dagesa Oo Ree Magalnimadas Bilabesa Aqoon Yelenasa Diiwano Iyo
Buugag Qoroysa Xeerar Iyo Qawanin Dajisanesa Dhanka Dhaldhalalka Iyo Dhabad
Jaceelka Iyo Jilicsananta U Janjeer Saneysa Sidaas Ayna Ku Ilawesaa Dagaalki
Iyo Halganki Iyo Wax Is Kacelintiiba Markasii Dacifesa Oo Noqonesaa Umad La
Tuun Jilecsado Sidaas Ayey Iyadana Ugu Soo Dulayan Qabiilo Kale Oo Ree Badiyo
Ah Oo Ay U Qabsanayan Adunkana Sunnahas Is Kadaba Wareega Ayuu Raacaya
Meelkasta Oo Ay Dadku Kaka Noolyihinba .
Waxa Oo Ku
Dhintay Ibnu Khalduum Dalka Masar Sanadkii 808dii Hijriga
Oo Ku Aadan 1406dii Miladiga .


Post a Comment